QM oo u digtay dalal ay Somalia ku jirto, xili kama dambeys ahna u qabatay

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in todoba dal oo xubno ka ah Qaramada Midoobey ay weynayaan codkii ay ku lahaayeen fadhiyada ay guud ee golaha. Afhayeenka Qaramada Midoobey Staphane Dujarric ayaa sheegay in todoba dal oo ay Soomaaliya ku jirto ay ka mid noqdeen dalalka codadka buuxa ku waynaya fadhiyadda golaha guud ee Qaramada Midoobey. Sababta … Continue reading QM oo u digtay dalal ay Somalia ku jirto, xili kama dambeys ahna u qabatay